Somalida Itoobiya oo markii ugu horaysay heshay jagada RW xigeenka

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed,ayaa Aadan Faarax u magacaabay in uu noqdo Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Madaxa Xafiiska Isku xirka Xarunta Dhismaha Dimuqraadiyadda laga bilaabo 01 Abriil 2024.

Aadan Faarax,yaa hore u ahaa Madaxa Xisbiga Barwaaqo iyo Gudoomiyaha Golaha Shucuubta Itoobiya.

Sidoo kale Aadan Faarax,ayaa Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ka soo noqday Madaxweyne ku xigeen.

Waa markii ugu horaysay taariikhda oo Siyaasi kasoo jeeda Somalida Itoobiya uu noqdo Ra’isalwasaaraha  xigeenka  Itoobiya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading