Midowga Yurub,waxa uu ka Shaqaynayaa Qabashada Shirweyne Dib uheshiisiin oo Somaliyed.
Shirweynahaaas,waxay kala xaajoonayaan Diyaarintiisa Qaybaha Somalida…..
1.Halka lagu qabanayo.
2.Qodobada looga xaajoonayo.
3.Gudoominta.
Mar hore PL,way kala hadleen Shirweynahaas,wayna soo dhawaysay Dowlada PL,waxayna ugudbin doontaa aragtideeda ku aadan Shirkaas Midowga Yurub.
Shirkaas,waxaa maalgelinaysa si gaar ah Dowlada Sweden,waxaana hadafka laga leeyahay yahay in la badbaadiyo Dowlad Dhiskii Somaliya ee socday.
SL horay ayay uga maqnayd,PL,way ka baxday,waxaana ku xigtay JL oo banaanka kasoo istaagtay hanaankii Dowlad dhiska ee Somaliyed.
BC,waxay hakinaysaa dhamaan arimihii Dowlad Dhiska oo ay ugu horeeyaan Mashaariicdii ilaa inta laga helayo Dib u heshiisiin Qaran.
Waa talaabo loo baahnaa oo ay PL in badan soo jeedisay oo Caalamku aqbalay.
JQ.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.