Somalida Uk kunool oo si weyn uga dhex muuqday Doorashada Dalkaas

Soomaali gaaraysa 26 ayaa kamid noqday baarlamanka goleyaasha deegaanka ee dalka Britain iyadoo badankooda ay kasoo baxeen London, waxaana intooda badan ay ka sharxnaayeen xisbiga mucaaradka ee Shaqaalaha ee Labour Party.

Xisbiga talada haya ee muxaafidka ee Conservatives ayaa lumiyey 500 oo kursi, halka xisbiga mucaaradka uu helay 163 kursi oo dheeri ah.

LIISKA SOMALIDA XILDHIBAANADA LOO DOORTAY DALKA UK.


(the list of Somali Councillors in the UK).


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading