Somaliland oo beenisay in ay Abiy ku garab taagan tahay dagaalka Tigreega

Somaliland oo beenisay warkii been abuurka ahaa ee Mustafe iyo Abiye sheegeen ee ahaa in Somaliland ku taageersan tahay dagaalka Tigreega.

Saxaafada Dowlada Itoobiya,ayaa warkaas been abuurkaa qortay laakiin Somaliland,ayaa ka daba timid oo iska fogaysay.

Hada ka hor Mustafe waxuu duubay war Taleefoon oo uu kula sheekaystay Muuse Biixi.

Markana waa kii labaad oo uu Muuse iyo Maamulkiisaba khatif ku ah oo Mustafe sabab uyahay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading