Somaliland oo dacwad ka gudbinaysa Gen. C/rixmaan Guulwade (VIDEO)

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland Yurub Abiib Cabdi, oo Saxaafadda kula hadashay Magaalada Hargeysa ayaa sheegtay in Maamulka Somaliland uu dacwad ka gudbin doono Gen. Cabdirixmaan Cabdi Xuseen Guulwade oo kamid ahaa Saraakiishii hore ee Dowladdii kacaanka, dhowaana sheegay inay aheyd sax duqaynti loo geystay Hargeysa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading