Somaliland oo mamnuucday Shirarka Hay’adaha QM

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Hormarinta Dhaqaalaha Xuseen Maxamed Cali, ayaa qoraal uu u diray Hay’adaha Qaramada Midoobay ku wargaliyay in Somaliland ka mamnuucday inay Shirar ay ku qabsadaan Gudaha deegaanadeeda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading