Somaliland oo mamnuucday Shirjadaha diyaaradaha Alcarabiya iyo Fly Dubai

Somaliland waxay ka mamnuucday garoomadeeda diyaaradaha Shirkadaha Fly Dubai iyo Alcarabiya.

Go’aanka mamnuucida ee ay kusoo rogtay Somaliland Shirkadahan waxay ku salaysay uhogaamistoodii amarkii Dowlada Fadaraalka Somaliya ee Corona Virus.

Sida la fahansan yahay go’aanka Somaliland uma dhutin doonaan shirkadahaas maadaama baahida xoogeedu uu ka jirto Hargaysa.

Dhinaca kale markii nidaamka caalamiga ah loo eego Shirkadahan kama hor imaan karin go’aanka Dowlada Fadaraalka ee la aqoonsan yahay.

Diyaaradaha Fly Dubai iyo Alcarabiya waxay duulimaadyo toos ah ku tagi jireen Hargaysa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading