Somaliland Oo Xabsiga dhigtay Wariyayaal fara badan

Ciidamada Maamulka Somaliland,ayaa Xabsiga dhigay ku dhawaad 10-Wariye, kuwaas oo jeelka u tagay sidii ay u soo tebin lahaayeen wararka la xirriir xaaladda jeelka weyn ee magaalada Hargeysa oo maanta rabshado yar ay ka dhaceen.

Weriyayaasha halkaasi lagu xiray ayaa waxaa ka mid ah weriye Xassan Galaydh oo BBC-da si madax-banaan uga soo warramo magaalada Hargeysa.

Waxaa la sheegay in wasiiro iyo Taliyayaal ciidan ay hadda ku sugan yihiin xabsiga dhexe ee magaalada Hargaysa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading