Somaliland oo xukun dil ah ku fulisay 6 Qof

Maamulka Somaliland ayaa xukun dil ah ku fulisay Lix maxbuus, oo horeyto Maxkamadaha Somaliland ugu rideen xukuno dil ah.

Fulinta xukunka dilka ah ee lixdan Ruux ayaa ka dhacay duleedka xabsiga weyn ee Mandheera, waxaana magacyada dadka dilka lagu fuliyay oo dhamaantood ahaa Rag lagu sheegay;

1- Yaasiin Maxamed Yuusuf

2-Sharmaarke Sahal Oogle

3-Quulle Maxamed Cilmi

4-Khaalid Cabdi Xaydar

5-khadar Maxamed Warsame

6-Cabdikariim Maxamed Mahdi.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading