Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland, ayaa ka soo horjeestay go’aankii wasaaradda diinta iyo awqaaftu ay ku mamnuucday in kor loo qaado Sameecadaha Masaajidda, xilliga lagu gudo jiro salaadda Taajudka.
Xildhibaanku wuxuu sheegay in dadka reer Somaliland aanay ka khayr badnayn ehelkii Nebiga, sabab hoos loogu dhigo sameecadaha masaajidduna aanay jirin.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.