Somaliya heshiis ah,Dunidana la heshiis ah durba ceebaa kasoo noqotay

Caleema saarkii Madaxweyne Xasan Itoobiya waxay codsatay in loo kordhiyo weftigii ka imaanayay.

Balse,waa laga cudurdaartay oo waxaaba si cad loogu sheegay in Masar kaga xumaanayso hadii la kordhiyo weftiga Itoobiya.

Sidoo kale Imaaraadka Madaxweyne Xasan,waxaa ugu yimid oo ay ku kulmeen wefti sare oo Masaariya,waxaana hogaaminayay Wasiirka Arimaha dibada.

Itoobiya waxay ku khasban tahay in ay danteeda Qaranka ka ilaashato cid kasta oo ay u aragto in ay ku tahay khatar.

Somaliyada uu hada Xasan hogaaminayo,waxaa muuqata in aysan danaynayn daris wanaag iyo iskaashi.

Somaliya heshiis ah,Dunidana la heshiis ah durba ceebaa kasoo noqotay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading