Somaliya oo usharaxan Xubin Golaha amaanka QM ah

Golaha Wasiirada Midowga Afrika,ayaa isku raacay Wadanka Somaliya inuu noqdo musharaxa kaliya ee Afrika ku matalaya Golaha Amaanka.

Xasan,waxaa uqorshaysan shaqsi kasoo jeeda beeshiisa in uu geeyo boos kaas,sida xoguhu sheegayaan.

IGAD,wuxuu geeyay Waare oo beeshiisa kasoo jeeda.

Sidoo kale Safaarada New york Safiirku waa Baale oo Beesha Madaxweynaha kasoo jeeda.

Hadaba maadaama Somaliya 4.5 wax ku qaybsato Xasan Shiikh waa in uu ixtiraamaa habraaca awood qaybsiga Wadanka.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading