Somaliya oo Xubin aan joogta ahayn ka noqotay Golaha amaanka

50-Sano kadib,waxay Somaliya Xubin ka noqotay Golaha Amniga QM.

2 -Sano ayay Xubintan haynaysaa oo qayb ka ahaanaysaa 10-ka Wadan ee aan joogtada ahayn ee la doorto Somaliya.

1972-dii ayaa ugu danbaysay Somaliya ka mid noqoshada Golaha amaanka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading