Somaliya,waxaa horyaala fursad weyn oo Siyaasadeed

Somaliya,waxaa horyaala fursad weyn oo ka timid loolanka Siyaasada caalamka iyo danaha R.Galbeedka.

Maraykanka,waxaa ka go’an in Somaliya ugu yaraan ay noqoto Nidaam ku filan amnigiisa gudaha oo wax lala qabsan karo.

Maraykanku,wuxuu diyaar u yahay in uu Somalida kala shaqeeyo dagaalka argagixisada iyo dhismaha Ciidamada.

Sidoo kale reer Yurub,waxay diyaar la yihiin qayb weyn in ay kasii qaataan Dowlad dhiska iyo horumarinta Somaliya,waliba waxay Maraykanka dheer yihiin in deg-deg Somalida loogu wareejiyo amnigooda oo laga saaro Ciidamada Atmis.

Balse nasiibdaro Xasan ma’ahan Ninkii fursadahan uga faa’idayn lahaa Wadankan,waxayna ku beertay BC niyad jab hab dhaqankiisu.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading