Soomaliya oo sanadkan ka qaybgalaysa Koobka World Mini Footbal

Ciyaartooy mataleysa Soomaaliya ayaa ka qeybgalaya koobka Aduunka ee kubad cayaraha caalamka ee loo yaqaan (World Mini Football) oo sanadkaan lagu qaban doono dalka Tunizia.

Ciyaartan oo caalamka ku cusub ayaa waxaana markii ugu horreysay lagu qabtay dalka Mareykanka sannadkii 2015-kii, waxaana xiga sannadkan oo uu ka dhacayo dalka Tunisia.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading