Ciidamada sudaan ee ku sugan Degaanka Al- fashaqa’ ayaa sheegay inay soo dajiyeen Diyaarad Drons ah’ oy isticmalaan Ciidamada Ethiopia’ asal.ahaana ay soo saarto Dawlada shiinaha.

Diyaarada noceeda’ waa Drons, CL_11
Dheerarka’ waa 1.97 M
Taangiga Shidaalka 5 Liter (Jazz)
Culayska 25KG.
Sawir qaadista accuracy 1920*1080)
Dulimaadka 200KM
Dulimaadkeda ugu badan 1000 M
Qiimaheeda, waa 25.789$
Dawlada Ethiopia kama hadal Arintan’ ay sudaan sheegayso.

Dollo Web Tv.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.