Sugule Cabdi “Geela kunool Dalka Australia Beesha Habar-yoonis baa leh” (VIDEO)

Oday Sugule Cabdi, oo kamid ah Odayaasha magaaladda Burco ayaa sheegay in Beesha Habar-yoonis – Isaaq ay lee dahay Geela kunool dalka Australia, loogana qaatay magta nin kamid ahaa Madaxdii Guumeystaha ee ku sugnaa Gobalada Waqooyi.

Oday Sugule Cabdi, ayaa ugu baaqay Soomaalida in laga shaqeeyo sidii Geelaas loogu soo ce;in lahaa Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka Daawo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading