Suldaan Garaase oo hadal yax-yax leh ka yiri qadadii maanta

“Aan dadka ka qosliyee oo hala yiraahdo Suldaanka iyo Ra’isalwasaaruhu waa is arkeene ,waxaa goobta fadhiya R’isalwasaarihii deeqsiga ahaa”Suldaan Garaase,ayaa sidaa yiri..

Hadalkaasi ma qurux badnayn mana ahay Isin reer Puntland in uu ka hor yiraahdo madal Somali hormuudkeed iskugu timid.

Suldaanku hadalka waa yaqaanay,balse kaasi waa ka dhacay.

Dad badan,ayaa qaba in aysan kuba haboonayn in Suldaanku nacfi soo hadal qaado si walba oo xaalku yahay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading