Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam oo maqaam sare loogu soo dhaweeyay Garowe

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland,Xildhibaano,Madax kale iyo Bulshada qaybaheeda,ayaa kusoo dhaweeyay Duldaan Siciid Caasimada Garowe.

Suldaanka Guud ee Beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan;ayaa usoo gaaray Garowe si uu u Saxiixo Xildhibaanada Sanaag ee PL.

Inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland;ayaa 30% lasoo xulay,waxaana qorshuhu yahay ugu danbayn 25-ka Bishan in lasoo dhamaystiro,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading