Suldaanka Beesha Dubeys oo ugu danbayn udiiday Kursiga Xildhibaanka Wasiir Jamaal

Suldaankii Beesha Dubeys waa ka leexiyay Kursigii Jamaal,waana diiday in uu usaxiixo.

Gudoonka Suldaanka,ayaa iska leh oo la raacayaa sida uu qabo xeerka Doorashada.

Odoyaasha hadlay iyo xataa guud ahaan Beesha inteeda kale haday isku raacdo in Jamaal la siiyo,waxaa ka muhiimsan Suldaanka Gudoonkiisa.

Waa lagu kala baxay Kursigaas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading