Suuqii ugu weynaa Itoobiya oo Dab qabsaday

Dabkii ka kacay Suuqa Ganacsi ee uhu weyn Itoobiya ee Markaato AdisAbaba,ayaa lagu guulaystay ugu danbayn in la damiyo.

Suuqan oo Dabkiisu saacado baddan socday,ayaa weli si cad loo shaacin khasaaraha ka dhashay.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading