Suuqyada Garoowe oo saaka xiran (Sawirro)

Suuqyada Ganacsiga ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa maanta xiran, kaddib markii ganacsatadu cabasho ka muujiyeen Sicir barar baahsan oo ka jira Guud ahaan Puntland.

Qiimaha lacagta dollarka ayaa Hawada isku shareeray, waxaana hoos u dhacay lacagta Shilinka Soomaaliga, taas oo saameyn ku yaalatay Ganacsatada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading