SUUQYADII LACAGAHA LAGU SARIFAYAY EEADIS OO LA XIDHAY.
Ciidanka Milatariga Itoobiya ayaa maanta albaabada u laabay dukaamo ku yaala xaafado kamida caasimada dalka ee Addiss-Ababa. Dukaamadan ayaa ahaa kuwii sarifi jiray lacagaha ee suuqa madaw.
Bangiyada wixii ka baxsan ee shaqadan ka shaqayn jiray oo dhan ayaa albaabada loo laabaya. Ciidamada kala duwan oo dukaamada la xidhay hor tubban ayaa la arkayaa.
Hawlo addag oo xawli ku socda ayuu Abiye Ahmed waddaa.
VOSS TV
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.