Swan oo bilaabay booqashooyinkiisa Dowlad Goboleedyada

Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan,ayaa maanta booqasho ku tagay Magaalada Kismaayo.

Kismaayo,waxa uu kula kulmay,Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada.

WKulan,ayaa lagaga hadlay mowduucyo kala duwan oo heer deegaan iyo heer Qaran ah oo ay ka mid yihiin…

1.Geeddi-socodka dib-udastuurkaDahorumarka

2HorumarkiyAmniga.

3.Baahiyaha bani’aadamnimo.

Wakiillo ka kala socday hay’adaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNFPA, UNICEF, iyo FAO, ayaa qeyb ka ahaa weftiga Swan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading