Swan oo ka anba baxay Kismaayo goor dhawayd

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan,ayaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xassan kusii sagootiyay wafti uu hogaaminayay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan.

Swan waxuu kulan la qaatay Madaxweyne Axmed Madoobe oo ay kawada hadkeen arimaha doorashooyinka.

Sida wararku sheegayaan Swan waxuu Jubaland ku adkeeyay ka qaybgalka Shirka Dhuusamareeb,isagoo ubalan qaaday in aysan wax eeda ku lahayn hadii Madaxweynaha Fadaraalku muujin waayo tanaasul oo uu burburo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading