Sxb-da Puntland oo duqayn ka fuliyay Dooxada Sheebaab

Waxaa la garaacay Cascaso iyo Marsheed Maanta.

Garaacista,waxaa fuliyay Sxb-da PL,gaar ahaan Maraykanka.

Xaley ila Saakay,waxay Diyaaradaha Maraykanku wadaan ugaarsi Xubnaha muhiimka ah ee argagixisada.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading