Taangiyo hor leh oo ku biiray difaaca Gobolka Sool

Ugu yaraan 7000-Askari iyo ku dhawaad 300 oo Gawaarida dagaalka oo ay ku jiraan 7-Taangi,ayaa heegan ku ah.

Waxaa haatan ku biiray Taangiyadii ugu danbeeyay ee lasoo kiciyay,kuwaasoo Cillad Farsamo ugu dayacnaa Gobolka Cayn,waxaana soo kiciyay Farsamo yaqaano reer Mudug ah.

Sool waxay ka heshay guud ahaan Gobollada kale ee PL hiil buuxa oo dhan walba leh.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading