Tacsi:-Hooyo Caasho Aadan Warsame Islaan Oo ku geeriyootay Garowe

Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo HooyoCaasho Aadan Warsame Islaan oo saacado ka hor ku geeriyootay Garowe.

Bahda Idil News waxay Tacsi tiiraanyo leh udirayaan Jibril Qoobey iyo xaaskiisa idil Keenadiid ,sidoo kale waxay tacsi gaarsiinayaan Ilmo Xasan Cismaan Keenadiid iyo Guud ahaan ehelkoo idil.

Waxaan leenahay samir iyo imaan rabi haka siiyo.iyadana janadii haka waraabiyo..

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading