TACSI : MARXUUM HALGAMAA MAXAMAD YUUSUF AADAN (MUURO) & MARXUUM COL.AXMED ISMAACIIL BOQOR

WAXAANU TACSI U DIREYNAA EHELKII IYO QARAABADII IYO GUUD AHAAN SHACABKA  SOOMAALIYEED OO AANU LA WADAAGEEYNO GEERIDA KU TIMID MARXUUMINTA KALA AH : HALGAMAAGII WEYNAA EE S.Y.L. MARXUUM MAXAMAD YUUSUF AADAN (MUURO) OO QEYB LIBAAX KA SOO QAATAY HALGANKII GOBANIMA-DOONKII,QARANKANA U SOO SHAQEEYEY TAN IYO XILLIGII XUKUUMADDII DAKHILIGA AHEYD EE RA´IISAL-WASAARE HALYEY CABDULLAAHI CIISE MAXAMUUD.SIDAASOO KALE WAXAANU TACSI U DIREYNA EHELKA MARXUUM COL. AXMED ISMAACIIL BOQOR OO KA MID AHAA SARAAKIISHII LOO TABABARAY XORIYADDA DALKA, WUXUUNA SOO QABTAY XILAL BADAN.

WAXAANA HALKAN TACSI KA DIRAYA DHAMMAAN EHELKA KALA AH :

Cabdi Maxamad Tarrax

Ambassador Cabdulqani Muxumad Waceys
Col. Zubeer Cabdilkariim Boorle
Col. Nuux Maxamad Axmed Isaakh
Sadiiq Xasan Cali Buraale

Xildhiban Bashiir Axmed Cawar
Maxamad Xasan Geelle
Xuseen Beynax Barre
Xuseen Xasan Geelle
Eng.Shariif C/naasir Shariif Maxamad Shariif Muhdi

Cabdicasiis Xaaji Cabdullaahi Qorraxeey
Yuusuf-mahad Maxamad Aadan
Xasan Xaaji Barre
Bashiir Suldaan Maxamuud Heybe
Dr.Asad Suldaan Maxamuud Heybe
Yuusuf Suldaan Maxamuud Heybe
Muxumad Suldaan Maxamuud Heybe

Maxamad Cabdi Adar-Gows
Maxamad Cabdi Xasan

Eng.Maxamuud Beynax Barre

Dr.Cabdirisaaq Macallim Cabdullaahi

Cabdi Gaani Yuusuf
Shugri Cumar Gaboose
Dr. Cabdilxakiim Golongol Deyl

Cabdiraxmaan Muxumad Aardoon

Muqtaar Bashiir
Cabdirisaaq Ceymad
Maxamad Xuseen Adar
Xasan Sheekh Axmed Nuur
Cali Maxamad Hirmooge
Bishaar Yuusuf Gamaadiid
Axmed Cabdullaahi Geney
Axmed Xaaji Maxamad Nuur
Cabdi Maxamad Kaahin
Deeq Kediye
Yuusuf  Barqadle
Muxsin Xaaji Cabdi Qorraxeey
Xuseen Cabdullaahi
Maxamad Yuusuf Barkhadle
Axmed Maxamad Cilmi

اللهم اغفر له وارحمه ، وعافه واعف عنه ، لقِّه الأمن والبشرى والكرامة والزلفى ، اللهم إن كان محسناً فزد في حسناته ، وإن كان مسيئاً فتجاوز عن إساءته ، اللهم اغسله بالماء والثلج والبرد ، نقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس ، أبدله أهلاً خيراً من أهله ، وداراً خيراً من داره ، وجيراناً خيراً من جيرانه ، اللهم لا تحرمنا أجره ، ولا تفتنا بعده ، واغفر لنا وله

WAXAANU MARXUUMIINTA ILLAAH UGA BARYEYNAA INUU NAXARIISTIISA JANNATUL FARDOWSA KA WARAABIYO,EHELADDII IYO QARAABADII AY KA TAGEENA SAMIR IYO IIMAAN ALLAH KA SIIYO. 

AAMIIN———-AAMIIN——–AAMIIN


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading