Tacsi:-Maxamed Aadan Xirsi(Terra) oo saakay geeriyooday

Maxamed Aadan Xirsi Terra rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo,waxuu ahaa hormuudka saxaafada Somaliya.daqiiqaddo ka hor ku geeriyooday Isbitaal ku yaal magaaladda London,Marxuumka ayaa maalmihii ugu dambaysay xanuunsanaa.

Taariikh iyo door muhiim ah oo lama ilaawaan ah,ayuu ku lahaa saxaafada Soomaaliya.

Bahda idil News Waxay Tacsi udirayaan guud ahaan Umada Somalida,gaar ahaan Qoyskiisii iyo eheladisii.

Wax ka xasuuso taariikhdiisii saxaafadeed.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading