Tagida Karaash Ee Xamar mahan mid Tacsi ku salaysan

Tagida Karaash ee Xamar mahan mid Tacsi ku salaysan.

Ujeedka rasmiga ah ee u tagay Xamar waa la kulanka Farmaajo iyo soo qaadida lacag Xildhibaano loogu soo saaro kooxda Fahad.

Karaash intii uu noolaa Cali Galayr iskadaa in uu la kulmee maqalkiisa,ayuu ka caroon jiray.

Karaash la socod buu mudan yahay gaar ah.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading