Tahriibayaashii Ugu badnaa Oo kusii qulqulaya Puntland

Waxaa Puntland ku soo qulqulaya tahriibayaal badan oo ka imaanaya dhinaca Itoobiya, safarkooduna ku beegsanaya magaalo xeebeedka Boosaaso oo ay si dhuumaaleysi ah uga tahriibaan.
 
Safarka muhaajiriinta ayaa ku soo beegmaya xili ay cimilada magaalada Boosaaso aad u kulushahay, safarka badduna uu adag yahay maadaama lagu guda jiro bilihii bad xiranka.
 
Tiradii ugu badneyd ee tahriibayaasha ayaa maanta waxay lug ku mareen waddada dheer ee laamiga ah ee dhex marta degmada Carmo oo 100 Km u jirta magaalada Boosaaso.
 
Labadii bilood ee udanbaysay waxaa Puntland soo gaarey Dad ka badan toddoba kun oo qof.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading