Bosaaso:10-June-2022: Cidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF oo kaashanaya Ciidamada Booliska Gobolka Bari,ayaa hawlgal qorshaysan kusoo qabtay tahriibiyayaal ajaanib ah oo u dhashay dalka Yemen, Saxiimad iyo agab kale oo ay wateen,ayaa lala soo qabtay.

Ciidamada,ayaa tahriibiyayaashan ajaanibta ah kasoo qabtay Xeebta Deegaanka Qaw ee Gobolka Bari, masaafo 30-mayl ah oo biyo sare ah.



Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.