Talaalka cudurka COVID-19 oo lasoo gaarsiiyay Muqdisho (Sawirro)

Waxaa goor dhow Muqdisho soo gaartay diyaarad siday talaalka cudurka Karoonaha oo markii ugu horreysay lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho.

Talaalka ayaa waxaa siday diyaar gaar ah oo leedahay Hay’adda cuntada Aduunka ee WFP.

Waxaa loogu tala galay in lagula dagaallamo cudurka Karoonaha soo si weyn ugu baahiyay magaalada Muqdisho todobaadydii lasoo dhaafay.

Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa waxaa gaaray Wasiirka Caafimaadka iyo Wakiilo ka socda Qaramada Midoobey si ay ula wareegaan talaalka oo ah mid loogu deeqay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading