Taleefoonada Diblomaasiyiin Maraykan ah oo la jabsaday

Ugu yaraan Sagaal telefoon oo ah kuwa ay soo saarto shirkadda Apple Inc ee iPhone-ka,ayaa la jabsaday.

Taleefoonadaas oo ay leeyihiin qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa loo dusay, sida ay xaqiijiyeen Afar Qof oo arrintan wax ka ogaa.

Qof aanan la garaneyn oo adeegsaday Aalad lagu jabsado kambuyuutarrada iyo telefoonnada oo ay soo sameysay shirkadda NSO ee fadhigeedu yahay Israel ayaa la sheegayaa inuu falkaasi ka danbeeyo


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading