Taliska Africom Oo ka hadlay weerarkii Ssldhiga Kenya

Taliska Milatariga Maraykanka ee Africom,ayaa xaqiijiyay in weerarkii Saldhiga Milatari ee Kenya ay ku dhinteen Nin Shaqaala ah iyo laba Qandaraasle.

Sidoo kale Dowlada Kenya waxay shaacisay laba diyaaradood oo ku gubtay weerarkii Saldhigaas ee Alshabaab.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading