Taliyaha Booliska Puntland oo kulan la qaatay Taliyayaasha Booliska Gobalada (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Cabdi Xasan Xuseen, ayaa kulan kula qaatay magaaladda Qardho Taliyayaasha Qeybaha Booliska Gobalada Bari, Karkaar, Nugaal, Sool, Sanaag, Haylaan iyo Gardafuu.

Kulanka ayaa looga hadlay wada-shaqeynta iyo Hormarinta Ciidanka Booliska Puntland iyo sidii loo xoojin lahaa Amniga deegaanada Puntland. Gen. Cabdi Yare ayaana faray Taliyayaasha Booliska Gobalada Puntland dardar-galinta shaqada Ciidanka Booliska iyo adkeynta amniga.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading