Taliyaha cusub ee Qeybta Booliska Gobalka Sool oo xilkii la wareegay (Sawirro)

Talye ku xigeenka Booliska Puntland S/Guuto Caydiid Axmed Nuur ayaa xilalkii u kala wareejiyay Talyihii hore ee Qaybta Gobolka Sool Gaashaanle sare Cismaan Cabdi Yuusuf iyo Talyaha Cusub ee Qaybta Gobolka Sool Gaashaanle sare Aadam Maxamed Cabdi.

Masuuliyiin uu kamid yahay Xeer ilaaliyaha Maxkamada Ciidamadda Qalabka sida ee Gobolada Nugaal iyo Sool iyo Hogaanada kala duwan ee Ciidanka Booliska Puntland ayaa madasha xil wareejinta Goob joog ahaa.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading