Taliyaha NISA oo aan xaadirin Kulanka Golaha Shacabka

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Inta badan Mas’uuliyiinta Hay’addaha Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa ku sugan xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, waxaana su’aallo weydiinaya Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Wasiiradda Difaaca iyo Amniga, Taliyeyaasha Booliska, Asluubta iyo Milateriga iyo ayaa ku sugan goobta.

Kusimaha NISA Fahad Yaasiin ayaa maanta tagin xarunta golaha Shacabka, waxaana uu ka mid ahaa dadkii looga yeeray kulanka Golaha Shacabka.

IDIL NEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading