Talyaha Asluubta oo si Kmg ah uwareejiyay xilkiisii

Talyaha Ciidanka Asluubta Fadaraalka Jen.Mahad,ayaa xilkii Taliska ku wareejiyay Ku xigeenkiisa.

inkastoo Warqada xil wareejinta ay ku qoran tahay in uu soo laaban doono.

Dastuurka,ayaa qaba in Xildhibaanku uusan qaban karin xil ka hooseeya Wasiir.

jen.Mahad,ayaa ka mid noqday Baarlamaanka Fadaraalka Aqalkiisa hoose.

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading