Hawlgallada lagu xoojinayo amaanka ee ka socda guud ahaan Gobollada Puntland,ayuu sheegay Talyaha Boiska Puntland in lagu qabtay 24-kii Saac ee udanbeeyay 23-Xubnood oo argagixisada ka mid ah.
Sidoo kale Labadii Dukhayn ee ka dhacay Buuraha Bari ee PL ayuu Talyaha Booliska Puntland xaqiijiyay in lagu dilay 11-ka mid ah Daacish oo Laba Sarkaal ay ku jiraan iyo dhaawaca 7-Xubnood oo kale.
Guud ahaan Xubnaha Gacanta Ciidanka ku jira ee Maxkamad sugaha ah,ayaa dhan 98-Xubnood,sida Talyaha Boolisku xaqiijiyay.
VOA,ayaa warkan sii daysay.
https://www.voasomali.com/a/wareysi-taliyaha-booliska-puntland-oo-faah-faahiyey-howlgallo-amni-oo-ay-fuliyeen/7640503.html
JQ.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.