Talyaha Booliska Puntland oo gaaray Badhan

Badhan, Dec 14, 2021:Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland s/guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa safar shaqo ku gaaray degmada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag.

Safarka Taliyaha Booliska Puntland ayaa daarran kormeerka xaalada amni ee gobolka iyo hirgalinta mashaariic laxiriira hormarinta amniga ee socda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading