Garowe:16 November 2021 Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi,ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madax Xafiiska Unsom ee Puntland.

Kulanka oo ujeedkiisu ahaa isbarasho ayay masuuliyiintu kawada hadleen sidii loogawada wadashaqayn lahaa loona hormarin lahaa tabarada iyo mashaarcda ay booliska ka caawiyaan United Nation ka.



Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.