Taliyaha Guud Ee Ciidanka Difaaca Dowlada Puntland Gen Yaasiin Cumar dheere,ayaa booqday fariisimada Ciidamada ee Gobolka Bari.

Xarumaha,ayaa waxaa kamid ah jeelka dhexe magaalada boosaaso waxaana kormeereen qaybaha xabsiga oo shaqooyin ka socdaan.

Kormeerkaan Shaqo ayaa ku qotomay xaqiijinta amniga iyo dhiirigalinta ciidamada,waxaana dhamaan looga mahadceliyay sugida amniga iyagoona lagu dhiirigaliyay Howsha ay u hayaan Bulshada Magalaada Bosaaso.









Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.