Talyaha Ciidamada Haramcad oo xilka laga qaadayo

Farxaan Maxamuud Qaroole beeshiisuna tahay Habargidir Saleebaan waa Talyaha Ciidamada Haramcad garabkii Xasan Khayre,ayuu ka mid yahay.

Sida xoguhu sheegayaan isaga iyo Saadiq John awoodoodii hoos baa loo dhigay maalmaha soo socdana waa la badalayaa.

Qaroole horay waxuu usoo ahaa Maleeshiyaadka Shabaab.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading