Talyaha cusub Ee Mudug oo xilkii la wareegay

Munaasabada Xilwareejinta Taliyaha Cusub ee Qeyta Booliska Gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtey Magalada Galkacyo.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ,Duqa Degmada Galkacyo,Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida,Xeer ilaaliyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida,Talyaha Ciidama Daraawiishta Gobolada Mudug,Cayn iyo saraakiil kale,ayaa maantay ka qaybgalay munaasabada xil wareejinta Talyaha cusub ee qaybta Booliska Gobolka Mudug .

Maxamuud Cabdixakiin Yuusuf Talyaha cusub,waxaa xilka ku wareejiyay Ayax Maxamuud Aadan oo ahaa ku-simaha Talyaha Qaybta Booliska Gobolka .


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading