Talyaha iyo Ku xigeenkiisa C.I.D Mudug oo la magacaabay

Mahad Cabdi Faarax iyo Ibraahim Axmed Cabdiraxmaan oo ka mid ahaa saraakiisha Taliska Qaybta Booliska Gobolka Mudug,ayaa loo magacaabay Taliyaha Qaybta Baarista Gobolka Mudug iyo Taliye Xigeenka Baarista Gobolka.

Halkan ka akhriso wareegtada


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading