Talyayaal muhiim ah oo uu magacaabay madaxweyne Shaakir

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Gobolada dhexe Shiikh Axmed Shaakir,ayaa Wareegto uu soo saaray ku magacaabay Talyayaal ciidan oo hogaamin doona Ciidamada kala duwan ee Ahlu Sunna.
 
Talyayaasha la magacaabay waxaa kamid ah Talyaha ciidanka Birmadka, Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada iyo kuwa kale .
Halkan ka kahriso wareegtada:-

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading