Talyayaasha Booliska Banaadir oo xilalka laga xayuubinayo

Mahad Cabdixakiin Cumar (Mahad karow) waa Talyaha Qaybta Booliska Waliyow-Cade.

Mahad Karow Qabiilkiisuna waa Baadi-cade,waxaa hoos yimaada dhawr Xaafadood.

Waliyow-cade waxaa ku yaal inta badan xarumaha Dowladu ku shaqayso.

Hoos,ayaa awoodiisa loo dhigay,waxaana la filayaa in xilka laga qaado maalmaha soo socda.

Mahad waa garabka Khayre oo la rabo in laga xidido siibo Laamaha amaanka Muqdsho.

Fahad waxaa udiyaarsan dhalinyaro kale oo uu ubuuxisa boosaskaas muhiimka ah.

Raga lasoo wado waxaa ka mid talyihii ilaaladii Ahlusuna ee ku wareegay Fahad.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading