Talyayaasha Ciidamada iyo G.Banaadir oo Caawa la magacaabayo

Waxay ubadan Caawa in lagu dhawaaqo Talyayaasha Police-ka iyo Milatariga Somaliya si kulanka Wasiirada ee maalinta khamiista loogu ansixiyo.

Talyihii hore ee Police-ka Saacid oo Puntland kasoo jeeda,ayaa laga yaabaa in uu qabto booskaas.

Jeneral Koronto,ayaa isaguna qayb ka ah raga loo badinayo in ay qabtaan Talyaha Mileteriga.

Sidoo kale Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho,ayaa lafilayaa inay qayb ka noqdaan magacaabida la sugayo caawa saq dhexe.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading